HomeWararCali Guudlaawe oo fariin ku aadan dagaalka Al-Shabaab u diray Ciidanka Qalabka...

Cali Guudlaawe oo fariin ku aadan dagaalka Al-Shabaab u diray Ciidanka Qalabka sida

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Xildhibaan Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe  Axmed Mayre Makaraan, Saraakiil iyo Maamulada Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle ayaa kormeer indha indhayn ah ku tagay tuulooyin hoos yimaada Degmada Raage Ceelle. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in la joogo waqtigii lasoo afjari lahaa dagaalamayassha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Xildhibaan Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe  Axmed Mayre Makaraan, Saraakiil iyo Maamulada Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle ayaa kormeer indha indhayn ah ku tagay tuulooyin hoos yimaada Degmada Raage Ceelle.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in la joogo waqtigii lasoo afjari lahaa dagaalamayassha AL-shabaab, waxa uuna faray shacabka Hirshabeelle in ay kaalin ka qaataaan howlgalada ka dhanka ah AL-Shabaab.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida iyo dadka deegaanka ee dagaalka kula jira Al-Shabaab, isagoo xusay in dhowaan deegaanno iyo degmooyin muhiim ah laga dulqaadi doono Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts