HomeWararCali Cabdullaahi Cosoble oo gaaray Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan

Cali Cabdullaahi Cosoble oo gaaray Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabelle balse Xildhibaanadu ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen. Markii uu tegay Baladweyne waxaa soo dhaweyn  u sameeyay Masuuliyinta Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne,iyada oo intaas kadib la geeyay xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee gudaha Magaalada Baladweyne. Macada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabelle balse Xildhibaanadu ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen.

Markii uu tegay Baladweyne waxaa soo dhaweyn  u sameeyay Masuuliyinta Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne,iyada oo intaas kadib la geeyay xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee gudaha Magaalada Baladweyne.

- Advertisement -

Macada sababta uu halkasi u tegay,waxaana uu ahaa mid aan horay loosii shaacin safarkiisa,iyada uu inta uu ku sugan yahay sida la sheegay uu kulamo la qaadan doono Masuuliyiinta Maamulka gobolka Hiiraan iyo Waxgaradka intaba.

Waa markii ugu horeysay uu Baladweyne tago Cosoble, tan iyo markii 14kii bishan Xildhibaanada Hir-Shabeelle ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen dowladda Soomaaliyana ay ku raacday.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts