HomeWararCabdi Xaashi oo mar kale loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare

Cabdi Xaashi oo mar kale loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhaweyd lagu doortay kursigii ugu horreeyay ee Senatorada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ku metalaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ergada doorashada Somaliland ayaa Cabdi Xaashi Cabdullaahi mar kale u doortay inuu kamid noqdo Senatorada Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, waxaana lagu doortay Cod gacan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhaweyd lagu doortay kursigii ugu horreeyay ee Senatorada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ku metalaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ergada doorashada Somaliland ayaa Cabdi Xaashi Cabdullaahi mar kale u doortay inuu kamid noqdo Senatorada Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi, waxaana lagu doortay Cod gacan taag ah, kadib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartamayey.

- Advertisement -

Cabdi Xaashi ayaa helay Codad gacan taag ah oo gaaraya 44 Cod, 2 Ergo ayaa ka aamusay, wuxuuna sidaasi ku noqday Senatorkii ugu horreeyay ee Gobolada Waqooyi ee la doortay, isagoo uu la tartamayey Musharax Siciid Cumar Xuseen oo tanaasulay.

Doorashada kursiga labaad ee Senatorada Somaliland ayaa bilaabatay, isla markaana waxaa ku tartamaya Wasiirka Dastuurka Xukuumadda xilgaarsiinta Saalax Axmed Jaamac iyo Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Suleymaan.

Doorashada ka socota Teendhada Afisyooni ayaa waxaa goobjoog ka ah Ergada doorashada ee lasoo xulay, Guddiga maamulaya doorashada, Guddiyo ka kala socda kuwa doorashooyinka heer Federaal, Musharaxiinta iyo Mas’uuliyiin kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts