Diplomasiga Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo kafaalooda arimaha Soomaaliya iyo tan Caalamka oo wareysi siiyay idaacada Dalsan ee M/M isagoo kusugan magaalada Helsinki ee Wadanka Filand ayuu kahadlay inqilaabki dhicisoobay oo ay qaaden koox yar oo katirsanaa Ciidamada qalabka sida ee Dalkaasi
Diplomaasi Calin ayaa sheegay in Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan markii uu la hadlay Taageerayaashiisa oo isugu yimid Garoonka ugu weyn magaalladda Istanbuul, saacado kadib, markii la fashiliyey Isku-day ay Koox Saraakiil Ciiddan ah ku afgembin lahaayeen Dowladiisa.ay micno weyn dhalisay islamarkaan badbaadisay Dal dagan oo ay kajiraan nidaam dimuqraadi
Maxamed Maxamuud Nuur Caalin ayaa tilmaay hadii Erdogan ladili lahaa ama xabsi la galilin ahaa ama xilka laga tuuri lahaa in ay Soomaaliya u ahaan lahyd mugdi maadaama buu yiri in Erdogan uu kaalin ku lahaa dib u soo celinta rajada Soomaliya
Hlka ka dhageyso