Wasiirka Arrimaha Dibedda Raashiya oo ku wajahan Waqooyiga Kuurya.

Sergey Lavarov ayaa la filayaa inuudhigiisa dalkaasi kala hadlo Xiriirka labada dal iyo Barnaamijka Nukliyeerka ee dalkaasi iyo Kulanka Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya iyo Madaxweynaha Maraykanka ku yeelan doonaan dalka Singapore.

Dowladda Maraykanka waxay doonaysaa inay Waqooyiga Kuurya sida ugu dhaqsaha badan u soo dhiibaan dhamaan Hubkooda Nukliyeerka, si looga qaado Cunaqabataynta Dhaqaalaha ee saaran.