Ugu yaraan 4 qof oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Maraykanka

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu toogasho ka geysto dhowr goobood oo ka tirsan Degmadda RAANJOTEHAAMA oo ku taalla Waqooyiga Gobalka Kaliforniya.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Toogashadaasi lagu dilay ugu yaraan 3 qof, laguna dhaawacay 10-kale, ka hor intaysan Boliska tooganin Ninkii geystay Weerarkaasi.dhinaca kale, TelefishinkaNBC ayaa baahiyey inay Toogashadaasi salka ku hayso Khilaaf Gudaha, sida ay sheegeen Dadka deriska la ah Dhismayaasha ay toogashadu ka dhacday, ba;se Boliska weli ma xaqiijinin arrintaasi.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media