• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Boqoraddii Quruxda oo Lagu Eedeeyay Shirqool Jaceyl iyo $5 Milyan

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 18, 2025
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Boqoraddii Quruxda oo Lagu Eedeeyay Shirqool Jaceyl iyo $5 Milyan
787
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Booliska Bangladesh ayaa Khamiistii shaaciyay in Meghna Alam, oo 30 jir ah isla markaana horey u noqotay boqoradda quruxda dalkaasi, lagu soo oogay dacwad la xiriirta shirqool ay u dhigtay safiirkii hore ee Sacuudiga, si ay uga dhacdo $5 milyan oo doollar.

Meghna ayaa markii hore la xiray iyadoo aan wax dambi ah lagu soo oogin, iyadoo la raacayo xeer muran badan dhaliyay oo oggolaanaya in si aan xad lahayn loogu hayo eedeysaneyaasha xabsiga. Afhayeenka booliiska, Maxamed Taalebur Raxmaan, ayaa sheegay in hadda si rasmi ah dacwad loogu soo oogay, iyadoo lagu eedeeyay baad iyo cabsi gelin.

Sarkaal sare oo booliis ah, oo codsaday in aan la magacaabin, ayaa sheegay in Meghna iyo dad kale ay maleegeen qorshe ay diblomaasiga ku qasbayaan inuu bixiyo lacagtaasi, taasoo khatar gelin karta xiriirka diblomaasiyadeed ee Bangladesh iyo Sacuudiga. “Bangladesh waa dalka ugu shaqaalaha badan ee jooga Sacuudiga. Dowladda ma dooneyso inay khatar geliso xiriirkaasi,” ayuu yiri sarkaalku.

Meghna Alam ayaa maxkamad hortimid Khamiistii iyadoo aan wakiil sharci ah wadan, waxayna diidday dhammaan eedeymaha loo jeediyay. Wargeyska The Daily Star ayaa qoray in ay sheegtay in diblomaasigu isagu la soo xiriiray oo uu ka codsaday inay xiriir bilaabaan. Aabbaheed, Badruul Alam, ayaa sidoo kale sheegay in labadooda ay xiriir lahaayeen, balse gabadhiisu ay diidday dalabka guur maadaama uu ninkaas horey u qabay xaas iyo carruur.

Booliska ayaa sheegay in markii la xiray 9-kii April ay ku eedeeyeen “khatar gelinta amniga qaranka” iyo “dhibaato u geysatay danaha dhaqaale ee dalka”. Xarigeeda ayaa si weyn u dhaleeceeyay ururada u dooda xuquuqda aadanaha.

Hay’adda Amnesty International ayaa ugu baaqday dowladda Bangladesh in Meghna lagu soo oogo dambi si caalami ah loo aqoonsan yahay, ama xorriyaddeeda si degdeg ah loo siiyo. Safaaradda Sacuudiga ee Dhaka ayaan weli ka jawaabin weydiimo arrintan la xiriira.

Previous Post

Somalia iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga socdaalka

Next Post

Dagaal Cusub oo Ka Qarxay SSC Khatumo

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post
Dagaal Cusub oo Ka Qarxay SSC Khatumo

Dagaal Cusub oo Ka Qarxay SSC Khatumo

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

by Liban
May 21, 2025
0

WASHINGTON / MOGADISHU — The White House has released rare military footage on its official social media platforms, showing a...

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 21, 2025
0

Muqdisho – Kulan doodwadaag muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo caqabadaha horyaalla suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka...

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

by Liban
May 21, 2025
0

London, United Kingdom – After more than 18 months of relentless conflict in Gaza, the United Kingdom’s patience with Israel...

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

by Liban
May 21, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A pivotal roundtable discussion focusing on the state of press freedom in Somalia was held at the...

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
English News

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
English News

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action
English News

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria
English News

Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
  • Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
  • UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
  • Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00