HomeWararBooliska Kenya oo sheegay inay ku raad joogaan rag looga shakisan yahay...

Booliska Kenya oo sheegay inay ku raad joogaan rag looga shakisan yahay Al-shabaab

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay Booliska La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixsadda ay hawlgal ka sameeyeen guri ku yaalla Deegaanka Nagombeni oo ka tirsan Gobalka Kawaale, halkaasi oo la tuhunsan yahay inay Dhallinyaro ka tirsan Alshabaab lagu tababarayey, waa sida ay hadalka u dhigeen. Taliyaha Boliska Kawaale, Tom Odera ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay Booliska La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixsadda ay hawlgal ka sameeyeen guri ku yaalla Deegaanka Nagombeni oo ka tirsan Gobalka Kawaale, halkaasi oo la tuhunsan yahay inay Dhallinyaro ka tirsan Alshabaab lagu tababarayey, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Taliyaha Boliska Kawaale, Tom Odera ayaa sheegay in 10 qof oo ku sugnaa gurigaasi ay baxsadaen, balse ay Booliska heleen qalab ciiddan, oo ay ka mid yihiin Tuutaha Ciiddaanka, kabaha Buudka, maqaro, Buugaag, iyo qalab laga farsamayn karo waxyaabaha qarxa, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, waxa uu Taliyahaasi amar ku bixiyey in la burburiyo gurigaasi iyo in la baadi-goobayo xubnaha la tuhunsan yahay inay deganaayeen gurigaasi.

Taliyaha waxa uu Saxafaadda u soo bandhigay wax uu ku sheegay qalabkii laga helay guriga ay dhallinyaro Alshaabaab ku tababar qaadan jireen, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts