HomeCaalamkaBooliska Kenya oo baadi goobaya rag Kenyan ah oo ku biiray...

Booliska Kenya oo baadi goobaya rag Kenyan ah oo ku biiray Al-Shabaab

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Idaacadda KBC ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay Boliska ugu baaqeen dadweynaha inay la wadaagaan xogta ku aadan 3 nin oo Kenyan oo ka soo gudbay Xuduudka, si ay ugu biiraan Al-Shabaab. Booliska ayaa sheegay inay rumeysan yihiin inay raggaasi horaantii bishan April u gudbeen Xerooyinka Tababarka ee Al-Shabaab, lagana cabsi qabo inay dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Idaacadda KBC ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay Boliska ugu baaqeen dadweynaha inay la wadaagaan xogta ku aadan 3 nin oo Kenyan oo ka soo gudbay Xuduudka, si ay ugu biiraan Al-Shabaab.

Booliska ayaa sheegay inay rumeysan yihiin inay raggaasi horaantii bishan April u gudbeen Xerooyinka Tababarka ee Al-Shabaab, lagana cabsi qabo inay dib ugu soo laabtaan Kenya, si ay u fuliyaan weeraro, waa sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Hadal qoraal oo ay Boliska Kenya u kala direen Warbaahinta Maxaliga ay ku sheegeen in ragga la raadinayo lagu kala magacaabo:

  1. Maxamed Cabdalla Asman oo loo yaqaan Papa, kana soo tegay Xafadda Majengo ee magaalladda Nairobi,
  2. Xamasi Xamad oo loo yaqaano Boloteli iyo
  3. Cali Axmed Cali, kuwaasi oo ka yimid Gobalka Malindi Kilifi.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts