• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, August 4, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Booliska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay 7 dagaalame oo AS ka tirsan

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 26, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Booliska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay 7 dagaalame oo AS ka tirsan
38
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ayaa qabtay 7 ruux oo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin dagaalamaayasha AS. Taliska Booliska Gobolka Nugaal ayaa soo saaray war kooban oo ay ku xaqiijiyeen qabashada raggan, iyadoo la sheegay in saddex ka mid ah eedeysanayaasha la geeyay xabsiga dhexe ee Garoowe.

Sida uu sheegay sarkaal u hadlay taliska, mid ka mid ah eedeysanayaasha ayaa isku dayay in uu baxsado xilli la soo gelinayay xabsiga, waxaana soo gaaray dhaawac, taasoo muujinaysa in ay jiraan dadaallo xooggan oo looga hortagayo falalka amniga lidka ku ah.

“Ciidanka Booliska gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigey 7 nin oo ku Eedaysan iney ay ka tirsan yihiin Kooxaha AS” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Booliska.

Ciidanka booliska ayaa ku adkeystay in ay sii wadi doonaan howlgallada lagu xaqiijinayo amniga, iyadoo ay sheegeen in baaritaan dheeri ah lagu sameyn doono shaqsiyaadka la qabtay si loo caddeeyo xiriirkooda kooxaha nabad-diidka ah.

Booliska Gobolka Nugaal ayaa ku booriyay bulshada in ay la shaqeeyaan hay’adaha amniga, si looga hortago falalka nabad-gelyo darrada ah, iyadoo la rajeynayo in tallaabooyinkan ay wax ka beddeli doonaan xaaladda guud ee amniga gobolka.

Previous Post

45 qof oo shilal ugu dhintay lixdi bil ee lasoo dhaafay degaanada maamulka Puntland

Next Post

Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay Mesegawaa

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub
Warar

Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub

August 4, 2025
Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen
Caalamka

Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen

August 4, 2025
Muungaab oo $200,000 ku Wareejiyay SODMA si Loogu Gurmado Abaaraha Gobolka Awdal
Warar

Muungaab oo $200,000 ku Wareejiyay SODMA si Loogu Gurmado Abaaraha Gobolka Awdal

August 3, 2025
Dastuurka maamulka Waqooyi Bari oo la dhaqan geliyay
Warar

Dastuurka maamulka Waqooyi Bari oo la dhaqan geliyay

August 3, 2025
Koox hubeysan oo weerar ku qaaday Warshadda Birta ee Dayniile
Warar

Koox hubeysan oo weerar ku qaaday Warshadda Birta ee Dayniile

August 3, 2025
Gantaal Ruushku Ridey oo Burbur Weyn Ka Geystay Mykolaiv iyo Dab Qabsaday Sochi
Caalamka

Gantaal Ruushku Ridey oo Burbur Weyn Ka Geystay Mykolaiv iyo Dab Qabsaday Sochi

August 3, 2025
Next Post
Hay’adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay Mesegawaa

Hay'adda SoDMA oo gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay Mesegawaa

Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub

Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub

by Ilhaan
August 4, 2025
0

Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay...

Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen

Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen

by Ilhaan
August 4, 2025
0

Ugu yaraan 60 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay, halka tiro kale la la’yahay, kadib markii doon ay saarnaayeen...

Australia Pledges Additional $20 Million in Humanitarian Aid for Gaza, Slams Israeli Blockade

Australia Pledges Additional $20 Million in Humanitarian Aid for Gaza, Slams Israeli Blockade

by Liban
August 4, 2025
0

In a bold humanitarian move and an equally pointed diplomatic message, the Australian government today announced an additional $20 million...

Presidential Candidates in Northeastern Somalia Reject Federal-Appointed Electoral Committee, Accuse Government of Meddling

Presidential Candidates in Northeastern Somalia Reject Federal-Appointed Electoral Committee, Accuse Government of Meddling

by Liban
August 4, 2025
0

Lasanod, Somalia – Tensions are rising in Northeastern Somalia’s newly formed administration as presidential candidates vying for leadership have issued...

Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub
Warar

Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub

August 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen
Caalamka

Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen

August 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Australia Pledges Additional $20 Million in Humanitarian Aid for Gaza, Slams Israeli Blockade
English News

Australia Pledges Additional $20 Million in Humanitarian Aid for Gaza, Slams Israeli Blockade

August 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Presidential Candidates in Northeastern Somalia Reject Federal-Appointed Electoral Committee, Accuse Government of Meddling
English News

Presidential Candidates in Northeastern Somalia Reject Federal-Appointed Electoral Committee, Accuse Government of Meddling

August 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Tragedy at Sea: Over 60 Migrants Dead After Boat Capsizes Off Yemen Coast
English News

Tragedy at Sea: Over 60 Migrants Dead After Boat Capsizes Off Yemen Coast

August 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Man Accused of Terror Financing and Money Laundering Arraigned Before Banadir Regional Court
English News

Man Accused of Terror Financing and Money Laundering Arraigned Before Banadir Regional Court

August 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Musharraxiinta Waqooyi Bari oo Ka Digay Faragelin Lagu Hayo Doorashada Maamulka Cusub
  • Kumanaan Tahriibayaal ah oo Doon kula Degay Xeebaha Yemen
  • Australia Pledges Additional $20 Million in Humanitarian Aid for Gaza, Slams Israeli Blockade
  • Presidential Candidates in Northeastern Somalia Reject Federal-Appointed Electoral Committee, Accuse Government of Meddling

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00