HomeWararBoliska Kenya oo Dhallinyaro Soomaaliyeed ku dilay Nairobi.

Boliska Kenya oo Dhallinyaro Soomaaliyeed ku dilay Nairobi.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

  Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Boliska xalay toogasho ku dileen Labo nin oo Somali ah, kuwaasi oo la tilmaamay inay xubno ka yihiin  Burcad hubeysan oo lagu magacaabo (Super Power Gangs). Ragga Soomaalida ayaa lagu dilay Xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalladda Nairobi, oo ay Jaalliyadda Soomaalida ku badan yihiin. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Boliska xalay toogasho ku dileen Labo nin oo Somali ah, kuwaasi oo la tilmaamay inay xubno ka yihiin  Burcad hubeysan oo lagu magacaabo (Super Power Gangs).

- Advertisement -

Ragga Soomaalida ayaa lagu dilay Xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalladda Nairobi, oo ay Jaalliyadda Soomaalida ku badan yihiin.

Boliska waxay kaloo soo bandhigeen qoryo ay wateen raggaasi la dilay, kuwaasi oo uu Boliska muddo dheer ku raad joogeen.

Kooxda Burcadda Hubeysan ee Super Power Gangs ayaa ka kooban dhallinyaro isugu jirta Kenyan iyo Somalia, kuwaasi oo la rumeysan yahay inay dhac hubeysan ka geystaan magaalladda Nairobi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts