HomeWararBoliiska Canada oo gacanta ku dhigay 3 qof oo ay ka shakiyeen

Boliiska Canada oo gacanta ku dhigay 3 qof oo ay ka shakiyeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wakaalada wararka AFP ayaa wax ka qortay sheeko ku aadan in maanta ciidamada boliiska Magaaldda OTTAWA, ay gacanta ku dhigeen labo nin iyo hal gabar kuwaasoo ay ku eedeyeen in ay damacsanayeen in ay weeraro ay ka geystaan Suuqyada waaweyn ee ku yaala dalka Canada. Seddexdan ruux ayaa waxaa boliiska ay shegeen in ay ka qabteen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalada wararka AFP ayaa wax ka qortay sheeko ku aadan in maanta ciidamada boliiska Magaaldda OTTAWA, ay gacanta ku dhigeen labo nin iyo hal gabar kuwaasoo ay ku eedeyeen in ay damacsanayeen in ay weeraro ay ka geystaan Suuqyada waaweyn ee ku yaala dalka Canada.

Seddexdan ruux ayaa waxaa boliiska ay shegeen in ay ka qabteen Magalada degadda leh ee Halifax.

- Advertisement -

Madaxa boliiska Magaalada Halifax Constable Pierre Bourdages, ayaa sheegay in ragaasi ay ka qabteen duleedka Magalada Halifax, waxaana ay sheegeen in xiligaan suq ku yaala ay irdaha iskugu laabeen, seddexda ruuxna ay hada ku wadan baaritaano, laakiin uu shegay in aysan wali ku cadeyn khatarta ay ku eedeyeen.

Arintaan ayaa waxaa ay imaaneysaa kadib markii bishii aan kasoo gudubnay ay xarakada Al Shabab ee soomaaliya ay ugu hanjabtay in ay weerari doonto suuqyada ku yaala wadamada Canada, Mareekanka iyo Britain.

Sidoo kale bishii aan kasoo gudubnay ayaa Magalada Halifax ee dalka Canada, waxaa ay ciidanka ay ka qabteen Gabar iyo nin udhashay dalka Canada, kuwaasoo lagu eedeyay in ay damacsanaayeen weeraro ka dhaca isla suuqa hada laga qabtay seddexda ruux.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts