HomeCaalamkaBlinken oo codsaday Xabbad-joojin KMG ah  iyo Netanyahu oo oggolaaday

Blinken oo codsaday Xabbad-joojin KMG ah  iyo Netanyahu oo oggolaaday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kulan ay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Anthony Blinken iyo RW Israel, Benjamin Netanyahu ku yeesheen Tel Aviv ayaa waxay kaga wada hadleen Xabbad-Joojin Aadminimo oo KMG ah ee dagaalka ka holcayo Qasa. Siyaasi Israeli ah ayaa sheegay inay Israel aqbashay heshii ku aadan in dhowr saacadood la joojiyo Dagaalkaasi. Balse, Maamulka Joe Biden ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Anthony Blinken iyo RW Israel, Benjamin Netanyahu ku yeesheen Tel Aviv ayaa waxay kaga wada hadleen Xabbad-Joojin Aadminimo oo KMG ah ee dagaalka ka holcayo Qasa.

Siyaasi Israeli ah ayaa sheegay inay Israel aqbashay heshii ku aadan in dhowr saacadood la joojiyo Dagaalkaasi.

- Advertisement -

Balse, Maamulka Joe Biden ayaa waxa uu Maamulka israel uga digay inuu Waqtigooda ku xadidan yahay Toddobaadyo ee ma aha Bilooyin si loo xaqiijiyo Himilada Dagaalka Qasa, ee ay horey ugu dhawaaqday.

Dhanka kale, Ugu yaraan 44 ka tirsan Ciiddanka Israel ayaa lagu dilay dagaalka u dhexeeya XAMAAS iyo Israel, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay Milliteriga Israel oo lagu magacaabo Avichai Adral.

Waxa uu intaasi ku daray in Askarta la dilay ay ku jiraan Saraakiil iyo Ciiddan darajo hoose leh, kuwaasi oo qeyb ka ahaa dagaalka dhulka ee ay Milliteriga Israel kula jiraan Dagaalamayaasha XAMAAS ee ku sugan magaalladda Qasa iyo Guud ahaan Deegaanada Marinka Qasa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts