• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 21, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Beesha Caalamka oo walaac xooggan ka muujiyey Musuqa, Cabsi-gelinta iyo dib-u-dhaca ku yimid U Codeynta Aqalka Hoose.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
October 30, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in ay walaac xoogan ka muujinayso dib u dhaca ku yimid xubnaha Aqalka Hoose ee dowladda Soomaaliya ee lagu waday in la soo dhameystiro  23 October.

Beesha Caalamka ayaa sidoo kale sheegay in ay walaac ka qabto in ay musuqmaasuq  sameeyaan xubnaha u tartamaya xildhibaanada baarlamaanka Aqalka Hoose, islamarkaana  ergooyinka qaarkood ee wax soo dooranaya in ay beelaha Soomaaliyeed ay ku riixayaan in ay keenaan xubno ay saaxiibo yihiin oo hadhow dooran kara.

Warka ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay si weyn uga niyad jabeen hanaanka doorashada Soomaaliya, madaam maalinba maalinta ka dambeysay ay isasoo taraayaan dib u dhacyada ku imaanaya hanaanka Doorashada Soomaaliya , waxaana ay sheegeen in dhowr jeer uu dib u dhac ku yimid jadwalka doorashada Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayay ugu baaqday beesha Caalamka in ay la timaado tilaabooyin cadcad oo looga baaqsan karo in uu dhaco musuqmaasuq loo geysto xubnaha Aqalka Hoose.

Warka kasoo baxay xubnaha beesha Caalamka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay muhiim tahay in la tixgaliyo heshiisyadii ay wada gaareen xubnaha hogaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran, kasoo lagu qeexay hanaanka doorashada Soomaaliya iyo sidoo kale Waqtiyada ay dhacaayaan.

“Beesha Caalamka waxaa ka go’an in ay taageerto hanaanka geedi socdka Soomaaliya , si dalka uu uga dhaco isbadel, waxaana naga go’aan inaan qaado tilaabo kastoo oo lagu dhameystiraayo hanaanka doorashada Soomaaliya , waxaana xoojinayay inaan waqti iyo dhaqaalo ku bixino in aysan dhicin musuqmaasuq” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Beesha Caalamka.

“Waxaan sidoo kale Odayaasha dhaqanka ee soo xulaaya xubnaha ergooyinka dooranaya  Aqalka Hoose ugu baaqaynaa in ay soo xulaan ergooyinka sida ugu dhaqsiyaha badan ,waxaana sidoo kale laga rabaa hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada in ay socodsiiyaan hanaanka doorashada Aqalka Hoose , islamarkaana ay xaliyaan khilaafka ku aadan hanaanka qeybsiga ergooyinka soo dooranaya xubnaha Aqalka Hoose , waxaana ku wargelinaynaa in tilaabadaasi horay loo qaado” ayaa sidoo kale lagu yiri warka ka soo baxay Beesha Caalamka.

©Radio Dalsan

Previous Post

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo la sheegay inuu hakiyey Sharciyeynta Guddiga Saxaafadda Qaranka.

Next Post

International community expresses grave concerns over corruption and intimidation in Somalia’s electoral process and delays in voting for Lower House seats

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Warar

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

June 21, 2025
Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
Caalamka

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

June 21, 2025
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

by Ilhaan
June 21, 2025
0

Waxaa lagu wadaa in toddobaadkan magaalada Muqdisho uu ka furmo shir albaabadu u xiran yihiin, kaas oo uu guddoomin doono...

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

by Ilhaan
June 21, 2025
0

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in aysan dib u bilaabi doonin wadahadallada ku saabsan barnaamijkeeda nukliyeerka ilaa la joojiyo weerarrada lagu...

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Waxaa maanta si rasmi ah lagu soo xiray Shirka Gogosha Wadatashiga Qaranka ee uu furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

by Ilhaan
June 19, 2025
0

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saddex haween ah ay ku dhaawacmeen weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan...

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Warar

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
Caalamka

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay
Warar

Dagaalka u Dhexeeya Iran iyo Israa’iil oo Sii Xoogeystay

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya
Warar

Danjire Yuusuf Jeego oo Kulan Muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Aljeeriya

June 19, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
  • Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
  • Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
  • Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00