Dhageyso:-Warbixin ka hadleysa Waxqabadka Radio Dalsan oo 6 Sano jirsaday

Idaacadda Dalsan oo Xarunteedu tahay Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxa ay u dabaal dageysaa 6 Sano-guuradii ka soo wareegtay markii la’aas aasay oo ku beegneyd  2 Apriil Sanadkii 2012.

Idaacadda Dalsan ayaa mudadii ay Shaqeyneysay ayaa tan iyo waqtigaas waxa ay Bulshada Soomaaliyeed u soo gudbineysay Warar, Barnaamijyo iyo sidoo kale Dood ka hadleysa hadba wixii waqtigaas taagan.

Sidoo kale Idaacadda Dalsan ayaa Xarumo kala duwan waxa ay ka furatay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya,iyada oo sidoo kale laga dhageysanayo Aaladaha Satalite-ka iyo Live Streemka.

Halkan Ka Dhageyso Warbixin ka hadleysa Waxqabadka Radio Dalsan oo hadda 6 Sano jirsatay,waxana Barnaamijka soo jeedin doona Wariyaasheen kala ah Abuukar Dayax iyo Fardowso Sahal.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media