Dhageyso: Tartamayaasha Degmadda Dayniile Oo Usoo Gudubay Finalaha Tartan Aqooneedka Radio Dalsan

Degmadda Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay Dhamaadka tartan aqooneedka Radio Dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir

Degmadda Waaberi oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 9-dhibcood halka degmadda Deyniile oo iyagu guusha ay raacday keensadeen 11-dhibcood.

Habeen dambe Wareega Afaraad Waxaa Kubaratami doona degmooyinka Hodan iyo W.Nabada oo ka wada tirsan gobolka Banaadir.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor