Dhageyso: Degmooyinka Warta Nabada iyo Cadale Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan Wareegiisa Labaad

Degmadda Wartanabadda ee gobolka banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega seddaxaad ee tartan aqooneedka radio dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda cadale ee gobolka shabeelaha dhexe.

Degmadda cadale oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay -6 hibcood halka degmadda wartanabadda oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 13-dhibcood.

Habeen dambe waxaa baratamaya degmooyinka Howlwadaag iyo Deyniile oo ka wada tirsan gobolka Banadir

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor