Dhageyso: Degmooyinka Waabari Iyo Baxdo Oo Ku Baratamay Tartan Aqooneedka Radio Dalsan Wareegiisa Seddaxaad

Degmadda Waabari ee gobolka Banaadir ayaa xaqiiqsatay in ay usoo gudubtay wareega Afaraad ee tartan aqooneedka Radio Dalsan kadib markii caawa ay Ka Adkaadeen tartamayaasha degmadda Baxdo ee gobolka Galgaduud

Degmadda Baxdo oo caawa laga adkaaday ayaa keensatay 8-dhibcood halka degmadda Waabari oo iyagu guusha raacday ay keensadeen 10-dhibcood.

Habeen dambe waxaa baratami doona degmooyinka Hodan iyo Ceelbuur oo ka kala tirsan goboladda Banaadir Iyo Galgaduud.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor