Dhageyso: Degmooyinka Deyniile iyo Hiliwaa oo ku baratamay tartan aqooneed-ka Radio Dalsan

Tartanka oo ahaa mid aad u xamaasad badan ayaa waxaa ku baratamay degmooyinka Deyniile iyo Hiliwaa oo ka wadatirsan gobolka Banadir.

Degmada Deyniile ayaa usoo gudubtay wareega labaad kadib markii su’aalo dheeri ah ay ku garaaceen degmadda Hiliwaa oo ay la baratamayeen.

Deynile ayaa keensatay 6-dhibic halka hiliwaa ay keensadeen 4-dhibcood.

Habeen dambe waxaa ku balansan tartanka degmooyinka Baxdo iyo Wadajir.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor