Dhageyso: Degmooyinka Cadale iyo Ceelbuur oo ku tartamay tartan aqooneedka Radio Dalsan

Degmooyinka cadale iyo ceel buur oo ka kala tirsan goboladda shabeelaha dhexe iyo galgaduud ayaa ku baratamay tartan aqooneedka radio dalsan ee bisha ramadaan.

Tartanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa guusha ay raacday degmadda cadale oo keensatay 10-dhibcood, halka ceelbuur ay la yimaadeen 5-dhibcood.

Habeen dambe hadii eebe weyne laga helo waxaa tartami doona degmooyinka Baydhabo iyo Wartanabadda.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor