DHAGEYSO: Barnaamijka Fanka Iyo Suugaanta Radio Dalsan

Todobaadkaan waxaa marti ku ah barnaamijka fanaanka Armaan Aadan Siidii oo ka tirsan kooxda Hilaac ee ka dhisan Muqdisho.

Fanaanka oo ka mid ah dhalinyarada sanadahaan danbe ku soo biiray fanka ayaa barnaamijka fanka iyo suugaanta Radio Dalsan ku soo bandhigay Heeso cusub oo uu dhawaan ku luqeeyey.

Halkaan hoose ka dhageyso.