Dhageyso: Barnaamijka Wareega Wararka 24 Saac ee Radio Dalsan

Ku soo dhowaada Barnaamijka Wareega Wararka 24 Saac ee Radio Dalsan oo habeen waliba aan idin soo tebino magaalada Muqdisho. Waxaa caawa idinka socodsiinaya Weriye Abuukar Muxyadiin Xasharo, waxaa Barnaamijka farsameynaya Maxamed C/llaahi Boy.