Dhageyso: Bar_Dooda_Dalsan

Dooda Dalsan ee Maanta waxa ay ku saabsaneed Xilka qaadistii Madaxweyne Cosoble kadib Hirshabeele Halkee ayey u  socotaa, waxaana ka qayb galayey C/laahi Maxamed Caddow oo ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeele sidoo kalana ka ah Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta, Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Hirshabeele laga soo doortay iyo Xildhibaan hore C/raxmaan Jimcaale Cusmaan oo ka mid ah aqoon yahanka Hirshabeele kasoo jeeda, Dooda waxaa qeybinayey Xasan Maxamed Daahir.

Farsamda waxa uu aha maxamed cabdulahi cali boy