Barnaamijka Fanka Iyo Sugaanta Radio Dalsan 24-2-2017.

Waxaa barnaamijka fanka iyo sugaanta idaacada Dalsan todobaadkan idin kuugu haynaa qeynta labaad wareysiga Fanaanada Xamda Cabdullaahi Xassan (Xamda Yar) oo kamid ah fanaaniinta dagan magaalada Hargeysa.

Waxaa ay fanaanada waayadaan danbe ku sugneyd magaalada Muqdisho, iyadoo noogu timid istuudiyaha Radio Dalsan ee Muqdisho.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Barnaamijka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media