Barnaamijka Fanka Iyo Sugaanta 3-3-2017

Barnaamijka Fanka iyo Sugaanta Radio Dalsan waxaa marti ku ah Fanaanka da’da yar ee Samiir Cabdullaahi Cabdi (Samiir Daacad) oo kamid ah fanaaniinta kooxda Onkod, ee magaalada Muqdisho waxaa uu ka qeyb galay todobaadkaan barnaamijka Fanka Iyo Sugaanta Dalsan isagoo kusoo bandhigay Heeso cusub oo uu dhawaan qaaday fanaanka.

Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media