HomeWararAxmed Madoobe oo AFRICOM kala hadlay wejiga 2-aad ee La-dagaalanka AS

Axmed Madoobe oo AFRICOM kala hadlay wejiga 2-aad ee La-dagaalanka AS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley iyo wafdi saraakiil Mareykan ah uu hoggaaminaayay ayaa Maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley iyo wafdi saraakiil Mareykan ah uu hoggaaminaayay ayaa Maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley

- Advertisement -

Kulan gaar ah oo ay yeesheen Sarakiisha Howlgalka AFRICOM, ATMIS, Sarakiisha Hay’adaha amniga Jubaland iyo Ciidamada xooga dalka oo uu Guddoomiyay Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka qabsoomay Kismaayo.

Kulanka ayaa waxaa inta uu socday looga hadlay hadlay xaalada guud ee Amniga iyo bilowga wajiga labaad ee howlgalka dalka lagula dagaalamayo Al-Shabaab, Madaxweynaha Jubbaland ayaa Taliyaha iyo wafdigiisa uga mahadceliyay socdaalkooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts