Axmed Madoobe iyo Guddoomiyaha Aqalka sare oo kulan xasaasi ah yeeshay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dawoladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdullaahi.

Madaxweynahu wuxuu tan iyo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho waday dadaal la xiriira arimaha Doorashada, isagoo kulamo la qaatay dhinacyada ay qusayso taas oo gogol xaar u ah shirka dhawaan ka dhici doona Magaalada Muqdisho.

Horay  Axmed Maxamed Madoobe ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto, waxaana ay ka wada hadleen

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor