Wasiirka amniga Galmudug ayaa sheegay in Ciidamada Amniga Galmudug fashiliyeen qorsha isaga lagu dili lahaa siduu sheegay
Wasiirka ayaa sheegay in qof Shabab ah oo ay qabteen uu sheegay sarkaalka so diray kadib marki Ciidamada aadeena uu dagaalamay balse ay toogteen sida uu sheegay
waxu sheegay in shbakad balaaran oo dooneysay hawlgal balaaran oo dilal masuuliyiin lagu fuliyo uu isagu ka mid yahay u fashiliyey