Dalsan Editor

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Radio Dalsan 23/06/2021

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Abdi Salaan Juulle Shaakir Farsamadii:- Mohamed Mohamud...

AMISOM oo Ciidanka Dowladda u gacan galisey saldhig Al-shabaab lagala wareegay

Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda, ayaa maanta ku wareejiyey ciidanka xoogga dalka saldhigga Maryan Gubaay, kaasoo kuyaalla gobolka Shabeelaha Hoose. Sida...

QM oo dib u celinaysa qaxootiga Soomaalida ee xeryaha Dhadhaab

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka qaxootiga (UNHCR), ayaa maanta ka bilawdey xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, qorshaha ay ku diiwaan galineyso qaxootiga...

Maxaa looga hadlay kulankii Maanta ee Baarlamaanka Galmudug ?

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Kulanka maanta Xildhibaanada ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha...

Turkiga oo wada qorshe Somalia uga dhisanayo Saldhig laga gano Dayax-gacmeed

Dowladda Turkiga ayaa la sheega inay Wada-hadal ugu jraan sidii ay Somalia ugu yeelan lahaayeen Saldhig loo adeegsado Dayax-gacmeedka iyo Hawlgalladda Dayaxa. Shabakadda Wararka ee GCR oo...

Mareykanka oo shaaciyay Dowlad ku fashilantay Dayax-gacmeed la diri lahaa

Afhayeenka Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon ayaa sheegay inay Iiraan ku guul-daraysatay bartamihii bishan June Isku-day ay ku doonayeen inay Gantaal Cusub u...

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 23-06-2021

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U Akhrinaya:-  Maxamad Cabdi Geedi...

Must read