Dalsan Editor

Wasiirka Amniga oo shir guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo ka dhacay xarunta...

Taliyihii Ciidanka Keydka Puntland oo loo magacaabay Duqa Kismaayo (Wareegto)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose aha Caasimadda KMG...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo shir ka furtay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u Heshisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka 2-aad ee dib-U-Eegista...

Xiisad Diblumaasiyadeed oo ka dhex qaraxday Saudi Arabia Iyo Lebanon

Koox wasiiro ah oo ka tirsan dowladda Lebanon ayaa Sabtida maanta ah ka wada hadlaya khilaafka dublumaasiyadeed ee sii xoogeysanaya ee ka dhex bilowday...

Diiwaan-gelinta Ergada Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo bilaabatay

Guddiga Maamulka Doorashada Kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland( SEIT) ayaa wada Diiwaangelinta Ergooyinka kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee tirsigoodu yahay HOP239 iyo HOP237. Guddiga...

Khasaaro ka dhashay weerar ay Al-Shabaab ku qadeen Saldhig ku yaalla Gobalka Bari

Ugu yaraan inta la ogyahay laba askeri ayaa ku dhimatay, weerar saaka ururka Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Af-urur ee buuraha waqooyi ee Gobolka...

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 30-10-2021

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U Akhrinaya:- Abuukar Dayax iyo Abdisalaan...

Must read