Ganacsade lagu dilay Magalada Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in Nin…

Continue Reading

Waxyaabihii layaabka lahaa ee lagu arkay doorashadii Puntland

Doorashadii Puntland ee shalay la soo gaba gabeeyay ayaa saameyn ballaaran ku yeelatay dhaqdhaqaaqyada iyo howlaha…

Continue Reading

Maydadka Tahriibayaal ku soo caariyey Xeebaha dalka Libya

Hay’adda Bisha Cas ee dalkaasi waxay shalay sheegtay inay heleen maydadka 5 Tahriibayaal oo ku soo…

Continue Reading

QM oo balan qaad u sameysay Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Somalia, ahna Sarkaalka sii wada shaqada…

Continue Reading

Sawirro:-Madaxda Cusub ee Puntland iyo Madaxweynihii hore oo kulan yeeshay

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxa kulan ku yeeshay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi…

Continue Reading

Dhageyso:-Al-Shabaab oo tiro dad ah ku xir xiray Shabeellaha Dhexe

Wararka naga soo gaaray Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab dad Beeraleey ku…

Continue Reading

Sawirro:-Ra’iisul Wasaaare Ku-xigeenka Dalka oo u dhoofay Dalka Jordan

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta u dhoofay…

Continue Reading

Dhageyso;- Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio…

Continue Reading

Dad ka Ganacsanayay Hilib Ey iyo Diin Diin oo Gacanta lagu dhigay

Booliska dowladda Kenya ayaa  howlgal ay sameeyeen waxa ay Gacanta ku dhigeen Saddex Ruux oo Ajaanib…

Continue Reading

Sawirro:-Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo kulan deg deg ah la qaatay laamaha Amniga

Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa saacado kadib doorashadiisii waxaa uu Maanta…

Continue Reading

IGAD oo Madaxweynaha Cusub ee Puntland ka dalbatay in uu la shaqeeyo Dowladda Federaalka

Ergeyga gaarka ah ee Urur Goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo…

Continue Reading

Saxafiyad soo bandhigtay Hantida Ra’iisul Wasaarihii hore ee Turkiga oo xukun lagu riday

Saxafiyadda Pelin Ünker ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Istanbul, iyadoo lagu eedeeyey inay…

Continue Reading