Nin Somali oo ku biiri lahaa Daacish oo lagu xiray Maraykanka.

Sarkaal ka tirsan Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI  oo lagu magacaabo Richard Gaylord waxa uu…

Continue Reading

Askar ka tirsan kuwa Dowladda oo lagu dilay Sh/dhexe.

Dagaalyahano ka tirsan Xarakadda Alshabaab ayaa waxay weeraro gaadmo ah ku qaadeen Ciiddan ka tirsan kuwa…

Continue Reading

Is-afgaranwaa’ soo kala dhex galay Ciyaartoyda K/Cagta ee Sh/dhexe iyo Hiiraan iyo Maamulka Sport-ga Gobalka Banaadir.

Ciyaartoyda K/cagta ee ku ciyaaraysa magaca Maamul-gobaleedka Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa sheegay in laga soo saaray…

Continue Reading

Madaxweyne Erdogan oo u ilmeeyey maydad la aasayey.

Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa ilintu ka qubatay, isla markaana soo gaabiyey hadal uu…

Continue Reading

Qaliin Madaxweynaha Galmudug looga sameeyey Wadnaha oo lagu guuleystay.

Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed oo maalmahan ku jiray Isbitaal ku yaalla Caasimadda dalka Hinddiya…

Continue Reading

Hoggaamiyaha Shiicada Iraq oo ugu baaqay Taageerayaashiisa inay la dagaalamaan Ciiddanka Maraykanka.

Sheekh Mukhtada Alsadar ayaa sheegay in Ciiddanka Maraykanka ay bar tilmaameed ka dhiganayaan Kooxdiisa, inkastoo faahfaahino…

Continue Reading

Kumanaan Tahriibayaasha Afrikaanka oo ay ku jiraan Soomaali doonaysay inay gaaraan Europe oo ku le’da Lama Degaanka Libya.

Hay’ad lagu magacaabo 4ml oo wada shaqeyn la leh Golaha Qaxootiga Denmark (The Danish Refugee Council)…

Continue Reading

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madax ka tirsan Dowladaha Afrilkaanka ee ka qeyb galayo Shir-madaxeedka AU-da.

Madaxweynaha Dowladda Federalka iyo Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika ayaa waxay ka qeyb galayaan Shirweynihii 27-aad, kaasi oo…

Continue Reading

Shir Madaxeedka 27-aad ee Midowga Afrika oo maalintiisii labaad ka socda Caasimadda dalka Ruwnda ee Kigali

Shir Madaxeedkan oo maalintiisa Labaad ka socda magaalladda Kigali waxay Madaxda Afrika ku lafa gurayaan Ajendayaal…

Continue Reading

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Raashiya oo bisha soo socota ku kulmayo Raashiya.

Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu maanta Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkigam Rajab Dayib…

Continue Reading

Dib u sixid: Ra’iisul wasaaraha Xukuumada oo cutubya ka tirsan Ciiddanka X.D.S. u soo xiray tababar

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shalay tababar u…

Continue Reading

Maraykanka oo sheegay inay Fatxullaahi Gulan u masaafurin doonaan Turkiga.

  Sheekh Fatxullaahi Guleen oo Taageerayaashiisa lagu eedeeyey Afgembigii Fashilmay ayaa sheegay inuu oggolaan doono haddii…

Continue Reading