Askarta Yuhuudda waxay shalay dileen 2 dhallinyaro Falastiin oo uu mid ka mid 14-jir ahaa, iyadoo 415 kalena lagu dhaawacay Dibadbaxyo Nabadeed oo ay Reer Falastiin dhigaan Jimco kasta.
Saraakiisha Cafaimaadka Falastiin waxay magacyadda Marxuuminta la dilay ku kala sheegeen Maxamed Al-xamayda oo 24-jir ahaa iyo Yaasir Abu Al-naja oo 14-jir ah.