HomeCaalamkaAskar u dhalatay dalka Burkino Faso oo la dilay

Askar u dhalatay dalka Burkino Faso oo la dilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

12 Askari ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay meel ku dhow Xuduudka uu dalkaasi la wadaagaan dalka Maali. Wasiirka Isgaarsiinta ee dalkaasi, Oseeni Tambuura waxa uu sheegay in xubno ka tirsan Ciiddanka dhulka iyo kuwa sida Degdega farangelinta u sameeya jidka loo galay, iyadoo 12 Askari la dilay, halka 8 kalena la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

12 Askari ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ka dhacay meel ku dhow Xuduudka uu dalkaasi la wadaagaan dalka Maali.

Wasiirka Isgaarsiinta ee dalkaasi, Oseeni Tambuura waxa uu sheegay in xubno ka tirsan Ciiddanka dhulka iyo kuwa sida Degdega farangelinta u sameeya jidka loo galay, iyadoo 12 Askari la dilay, halka 8 kalena la dhaawacay.

- Advertisement -

Ma cadda Kooxda weerarka geystay iyadoo ay inta badan Maleeshiyo taabacsan BOKO XARAAM iyo Daacish ka hawl-galaan Xuduudka ay wadaagaan dalalka Burkino Faaso iyo Maali.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts