• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Arday Soomaali oo deeq Waxbarasho ka helay Jaamacado ku yaal Masar

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 6, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 2 mins read
A A
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ku-dhawaad 30 Arday oo Minxo Waxbarasho ka helay Jaamacadaha dalka Masar ayaa waxay shalay oo  jimco ah ka degeen Garoonka Caaalamiga ee Diyaaradaha ee magaalladda Qaahira.

Danjiraha Somalia u jooga dalka Masar iyo Xarunta Dhexe ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador Ilyaas Sheekh Omar Abubakar ayaana Ardayda ku soo dhaweeyey Garoonka Caalamiga ee Qaahira

“Shaki kuma jiro in xiriirka Dhaqan ee ka dhexeeya Somalia yahay mid Soo-jireen ah, Masar waxay Somalia ka taageeri jirtay dhinacyo kala duwan xorriyadii kadib, gaar ahaan dhanka W/Barashada” ayuu yiri Danjire Ilyaas.

Waxa uu intaasi ku daray inay Macallimiin Masaari ah joogaan Muqdisho iyo guud ahaan Goballadda Somalia, isla markaana ay Ergada iyo Maallimiinta Al-azhar kaalin muhiim ka qaateen Faafinta Cilmiga iyo Barashadda Diinta Islaamka.

Ambassador Ilyaas Sheekh Omar Abubakar waxa uu ku ammaanay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Masar juhdiga ay geliyeen sidii ay Ardayda Soomaalida ee Deeqda Waxbarashadda helay loogu fududeyn lahaa sidii ay ugu soo dhoofi lahaayeen Masar.

Sidoo kale, Danjiraha waxa uu u mahad celiyey Madaxweynaha dalka Masar, C/Fataax Al-sisi, wuxuuna ugu baaqay in la kordhiyo Tirada Ardayda ee Deeqda W/barsho ka hela Jaamacadaha Masar.

Bishii October ee sanadkii 2014-kii ayuu Madaxweyne Al-sisi ansixiyey in 200 Arday Soomaali ah ay sanad kasta Deeq Waxbarasho (المنح الدراسية) ka helaan Jaamacadaha ku yaalla dalka Masar.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Next Post

Faah faahin:-Shil khasaaro dhaliyey oo Maanta ka dhacay Somaliland

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”
English News

“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Next Post

Faah faahin:-Shil khasaaro dhaliyey oo Maanta ka dhacay Somaliland

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

by Liban
May 14, 2025
0

Mogadishu, Somalia – The Somali Police Force has announced the successful arrest of a criminal gang suspected of carrying out...

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

by Ilhaan
May 14, 2025
0

Waxaa magaalada Nairobi si xawli ah uga socda kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore oo ka tirsaneyd dowladihii...

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si cad u sheegay in dalka Soomaaliya aan dib loogu celin...

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

by Ilhaan
May 14, 2025
0

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray urur siyaasadeedka cusub ee Cadaaladda...

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
English News

Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
Warar

Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub
Warar

Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal
English News

Qatar to Host High-Level Donor Conference for Somalia Peacekeeping Mission AUSSOM Amid Urgent Funding Appeal

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Pepe Mujica, ‘The World’s Poorest President’ and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89”
English News

"Pepe Mujica, 'The World's Poorest President' and Philosopher-Leader of Uruguay, Dies at 89"

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali Police Arrest Criminal Gang Behind Killings and Robberies in Mogadishu; Deny Suicide Rumors of Security Officer
  • Kulamo Siyaasadeed oo Ka Socda Nairobi oo oo Looga Soo hor Jeedo Madaxweyne Xasan Sheekh
  • Madaxweyne Xasan Sheekh“Koox ajande gaar ah leh dadka iyo qabiil iskuma hayn karaan”.
  • Xasan Sheekh oo Daahfuray Urur Siyaasadeed Cusub

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00