Aqalka sare oo ansixiyay sharciga la dagaallanka wax loogu yeero argagixisada

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada, waxaana wadar ogol ku meelmariyay 29 Senator oo maanta kulanka soo xaadiray.

Golaha Shcabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa 8-dii bishan ansixiyay hindise sharciyeedkan la dagaallanka Argagixsada, wuxuuna dhaqan galayaa marka uu saxiixo madaxweynaha.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor