HomeWararAntonio Guteress iyo Madaxda Gobalka kala arrinsanaya Macluusha ka taagan Somalia iyo...

Antonio Guteress iyo Madaxda Gobalka kala arrinsanaya Macluusha ka taagan Somalia iyo South Sudan.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xoghayaha Guud ee QM ayaa la filayaa inuu berrito booqasho ku tago caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, si uu Madaxda kala hadlo Arriumaha Gobalka. Afhayeenkiisa ayaa sheegay inuu Guterres culayska saari doono sidii wax looga qaban lahaa Macluusha ka jirta dalalka Somalia iyo South Sudan. Somalia waxaa soo food saartay casbi dhinaca Macluusham halka qeybo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee QM ayaa la filayaa inuu berrito booqasho ku tago caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, si uu Madaxda kala hadlo Arriumaha Gobalka.

Afhayeenkiisa ayaa sheegay inuu Guterres culayska saari doono sidii wax looga qaban lahaa Macluusha ka jirta dalalka Somalia iyo South Sudan.

- Advertisement -

Somalia waxaa soo food saartay casbi dhinaca Macluusham halka qeybo ka mid ah Waqooyiga dalka South Sudan horey uga jirtay Gaajo Daran.

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres oo bishii January ee sannadkan loo magacaabay Xilkaasi, waxa uu ku hawlan yahay sidii loo meel marin lahaa Istaraatijiyadda cusub ee lagu soo gunaanadi karo Dagaalka 3 sanno jirsaday ee ka socda dalka South Sudan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts