HomeCaalamkaFaarax Macalin “Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreega waxaana u dambeyn doonto...

Faarax Macalin “Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreega waxaana u dambeyn doonto sida Cabdi Iley”

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Siyaasiga faarax Macalin marna soo noqday hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Madaxda Dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya oo dhawaan sheegay inay hakiyeen xiriirkii wadashaqeyneyd ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Faarax Macalin ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay in Madaxda Dowlad Goboleedyada ay yihiin sida agoonta tigreega oo kale,isla markaana noqon doonaan sidii Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar.

“Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreyga waxaana u dambeyn doonto sida Cabdi Iley,ayuu yiri Siyaasiga faarax Macalin.

Sidoo kale wax auu sheegay in Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu bedelay taliyeyaashii xiriirka la lahaa Al-Shabaab ee TPLF(Tigreega) balse waxa hadda haray Agoontii tigreeda ee madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaalida,wuuna ugu baaqay inay dharkooda xirxirtaan ayna u dambeyn doono sidii Cabdi Iley oo kale.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories