HomeWararAmmaanka Magalada Garoowe oo siweyn loo adkeeyay

Ammaanka Magalada Garoowe oo siweyn loo adkeeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Garoowe oo la filayo in horaanta Sanadka soo socda ee 2019 oo maalmo kaliya inaga xigaan  ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ammaankeeda siweyn loo adkeeyay. Wadooyinka waaweyn iyo Goobaha muhiimka ah ee Magalada ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamada booliska Puntland,kuwaas oo mararka qaar baaritaano ku sameynaya Gaadiidka yar yar ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Garoowe oo la filayo in horaanta Sanadka soo socda ee 2019 oo maalmo kaliya inaga xigaan  ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ammaankeeda siweyn loo adkeeyay.

Wadooyinka waaweyn iyo Goobaha muhiimka ah ee Magalada ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamada booliska Puntland,kuwaas oo mararka qaar baaritaano ku sameynaya Gaadiidka yar yar ee Magalada ku sugan oo qaarkood ay Madaxda wataan.

- Advertisement -

Isbedel weyn ayaa laga dareemayaa Magalada Garoowe,waxaana sidoo kale ku sugan musharixiin ku dhow 40 kuwaas oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland.

Wasiirka Amniga Puntland iyo taliyaha Amniga doorashada ayaa maalma ka hor waxa ay siwadajir ah u sheegeen in aan marnaba la ogolaan doonin in Magalada dhexdeeda hubka la isaga wato,waxaana musharixiinta lagu amray inay ciidamadooda xakameeyaan.

Xilliyada habeenkii ayaa Magalada Garoowe waxaa aad looga dareemayaa feejignaan dhinaca amniga ah,waxaana yaraaday sida dadka Magalada Garoowe ay sheegeen burcad xilliyada habeenkii mararka qaar dadka mobelada ka dhici jirtay.

- Advertisement -

8 Bisha soo socota ee Janaayo Sanadka 2019 ayaa la filayaa in Magalada Garoowe ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland iyo ku xigeeniisa,waxaana Magalada Garoowe laga dareemayaa qaban qaabada doorashada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts