HomeWararAmaanka Magaalada Adis-Ababa oo si weyn loo adkeeyay

Amaanka Magaalada Adis-Ababa oo si weyn loo adkeeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Iyadoo ay weli socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada Jabhadda Tigreega TPLF iyo ciidamada Itoobiya, ayaa la sheegayaa in Ciidamada Dowladda Itoobiya ay sameyeen dhaqdhaqaaqyo lagu adkeeynaayo Ammaanka magaalada Addisababa ee Caasimadda Itoobiya. Ciidamada Itoobiya ayaa fadhiisimo cusub ka sameeystay degaanno aan ka fogeen Caasimadda si looga hortago weerarro kaga yimaado maleeshiyaadka falaagada ah ee TPLF. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo ay weli socdaan dagaallo u dhaxeeya ciidamada Jabhadda Tigreega TPLF iyo ciidamada Itoobiya, ayaa la sheegayaa in Ciidamada Dowladda Itoobiya ay sameyeen dhaqdhaqaaqyo lagu adkeeynaayo Ammaanka magaalada Addisababa ee Caasimadda Itoobiya.

Ciidamada Itoobiya ayaa fadhiisimo cusub ka sameeystay degaanno aan ka fogeen Caasimadda si looga hortago weerarro kaga yimaado maleeshiyaadka falaagada ah ee TPLF.

- Advertisement -

Jabhadda TPLF,  ayaa  isbahaysi la samaysatay kooxo kale oo ay ka mid yihiin Jabhadda Xoraynta Oromada iyo maleeshiyaad kale oo ka dagaalama deegaano ku xeeran magaalada Addis Ababa.

Jabhadda Tigray-ga ayaa Todobaadkan ku dhawaaqday inay gacanta ku dhigeen deegaanka Shewa Rubet oo 220-km dhanka waqooyi-bari kaga beegan magaalada Addisababa, taas oo dowladdu aanay wali ka hadlin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts