HomeWararAlshabaab oo Axmed Madoobe ku garab siiyay dagaal saaka ka dhacay Jubbada...

Alshabaab oo Axmed Madoobe ku garab siiyay dagaal saaka ka dhacay Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Madaxweynaha dhawaan is Caleema saaray ee Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu saaka weerar ku qaaday Ciidanka Qaranka ee dhawaan la geeyay Gobalka Jubbada Hoose. War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadhaandhigga ayaa lagu sheegay in Axmed Madoobe Ciidamo ka amar qaata ay weerareen Ciidanka dowladda, kuwaasi oo wadada ay u baneeyeen dagaalamayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Madaxweynaha dhawaan is Caleema saaray ee Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu saaka weerar ku qaaday Ciidanka Qaranka ee dhawaan la geeyay Gobalka Jubbada Hoose.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadhaandhigga ayaa lagu sheegay in Axmed Madoobe Ciidamo ka amar qaata ay weerareen Ciidanka dowladda, kuwaasi oo wadada ay u baneeyeen dagaalamayaasha Alshabaab.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayay dowladdu sheegtay inuu xiriir la sameeyay Alshabaab si wadada ay ugu baneeyaan isagoo duulaan ku ah Ciidanka dowladda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADDA GAASHAANDHIGGA

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts