HomeWararAl-Shabaab oo xukun karbaash ah ku fulisay laba ruux

Al-Shabaab oo xukun karbaash ah ku fulisay laba ruux

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa Goob fagaaro ah waxaa ay xukun karbaash ah ay ku fuliyeen Gabar iyo Wiil la sheegay inay ku kaceen fal Zino ah, iyagoo aan wax Guur ah soo marin. War qoraal ah oo lagu faafiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in xukunka Karbaashka ahaa uu ka dhacay goob faraago ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa Goob fagaaro ah waxaa ay xukun karbaash ah ay ku fuliyeen Gabar iyo Wiil la sheegay inay ku kaceen fal Zino ah, iyagoo aan wax Guur ah soo marin.

War qoraal ah oo lagu faafiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay sheegeen in xukunka Karbaashka ahaa uu ka dhacay goob faraago ah isla, markaana Wiilka iyo Gabadha lagu fuliyay min 100 Karbaash, kadib markii ay sameeyeen gogol dhaaf.

- Advertisement -

Sidoo kale Al-shabaab ayaa sheegtay in Wiilka oo lagu magacaabo Saalim Xasan Abuukar uu xaafad ka tirsan Muqdisho kala baxay Gabadha oo magaceeda lagu sheegay Qaali Maxamed, iyagoona isla aaday deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Al-shabaab ayaa tilmaamtay in Wiilka iyo Gabadha uu Maxkamadooda kasoo dacweeyay Aabe Maxamed Abuukar oo dhalay Qaali Max’med, sidaasina xukunka Karbaashka loogu fuliyay labada ruux.

Si kastaba Al-shabaab ayaa dhowr jeer waxaa ay xukuno isugu jira Dil iyo Karbaash ay ku fuliyeen dad loo jeediyay eedeeymo kala duwan, waxaana xukunadaas inta badan ay ka dhaceen deegaanada ay Gobolada dalka kaga sugan yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts