HomeWararAL-Shabaab oo Weerar Qaraxyo ku billawday ku qaaday degaan Hoostaga Ruunirgood

AL-Shabaab oo Weerar Qaraxyo ku billawday ku qaaday degaan Hoostaga Ruunirgood

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal culus oo ka socda Deegaanka Daaru-nicma ee Hoostaga Degmada Ruunirgood ee Gobalka Sh/dhaxe, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayan in degaankaas ay weerar ku qaadeen dagaalamayaal ka tirsan AL-Shabaab. Sida wararku inagu soo gaarayaan Al Shabaab ayaa weerar Qaraxya ku bilaawday ku soo qaaday degaanka, waxaana socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal culus oo ka socda Deegaanka Daaru-nicma ee Hoostaga Degmada Ruunirgood ee Gobalka Sh/dhaxe, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayan in degaankaas ay weerar ku qaadeen dagaalamayaal ka tirsan AL-Shabaab.

Sida wararku inagu soo gaarayaan Al Shabaab ayaa weerar Qaraxya ku bilaawday ku soo qaaday degaanka, waxaana socda dagaal culus Oo u dhaxeeya macaawisley iyo shabaab.

- Advertisement -

Dad Goob joogayaal ah ayaa soo sheegaya inay maqlayaan dhawaqa Rasaasta ay laabda dhinac isku adeegsanayaan, dagaalka ayaana ah mid xooggan.

Ilaa iyo hadda ma cadda khasaaraha Rasmiga ah eek a dhashay dagaalkaasi, waxaana adag in la ogaado khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca, maaddaama wali uu socdo dagaalku, sida wararka aynu helayno ay sheegayaan.

Weerarkaan ayaa ku soo aaday xilli Taliska XDS uu ciidamadii milateriga ahaa uu ka saaray dhamaantood deegaankaan saaka weerarka lagu qaaday, waxaana halkaan deganaa ciidamada tababarka ku soo qaatay wadanka Ereteriya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts