HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda dilka ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda dilka ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda dil loogaystay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Puntland, kaasi oo xalay dabley hubeysan ay ku dileen dhanka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland. War kasoo baxay Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen masuuliyadda dilkaasi, iyagoo sheegay in ay dileen sarkaal lagu magacaabi jiray Cumar Axmed Cumar, kaasi oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda dil loogaystay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Puntland, kaasi oo xalay dabley hubeysan ay ku dileen dhanka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland.

War kasoo baxay Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegteen masuuliyadda dilkaasi, iyagoo sheegay in ay dileen sarkaal lagu magacaabi jiray Cumar Axmed Cumar, kaasi oo ay sheegeen in uu ka mid ahaa   sirdoonka ‘Puntland’ ee loo yaqaan PS-ta, waa sida ay hadalka u dhigeene.

- Advertisement -

Warbaahinta ku hadasha afka dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa baahisay in dilkaasi uu ahaa mid qorsheysan oo ay ku dileen Saraalkaasi.

Saraakiisha amniga Puntland ee Magaalada Gaalkacyo ayaa dhankooda sheehgay in ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah dableydii Sarkaalka dilay, waxaa intaa ay ku dareen in ay wadaan howlgallo lagu baadi goobayo kooxdii kale ee dilka fulisay, kuwaasi oo goobta isaga baxsaday falka kadib.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts