HomeWararAl-Shabaab oo sheegtay inay weerareen Hoteel ku yaalla Shabeellaha Hoose

Al-Shabaab oo sheegtay inay weerareen Hoteel ku yaalla Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xalay ayaa waxaa la sheegay in rag ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Hotel ku yaalla degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka degmada Baraawe ayaa waxa ay sheegeen in ay maqlayeen rasaasta ka dhaceysay gudaha degmada Baraawe balse aysan cadeyn karin khasaaraha ka dhashay weerarkaas maadaama ay aheyd xilli habeen sh. Al–Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa la sheegay in rag ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Hotel ku yaalla degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Dadka degmada Baraawe ayaa waxa ay sheegeen in ay maqlayeen rasaasta ka dhaceysay gudaha degmada Baraawe balse aysan cadeyn karin khasaaraha ka dhashay weerarkaas maadaama ay aheyd xilli habeen sh.

- Advertisement -

Al–Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkaas,iyaga oo sheegay in hotelka ay weerareen ay degan yihiin mas’uuliyiin iyo ciidamo ka tirsan Maamulka degmada Baraawe.

Warkaan ka soo baxay Al-Shabaab weli kama hadlin Maamulla degmada,balse xiriir aan la sameynin nooma suurtagelin si aan wax uga weeydiino weerarkaas ay sheegteen Al-Shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts