HomeWararAl-shabaab oo lagala wareegay deegaano Cusub oo ka tirsan G/Hiiraan

Al-shabaab oo lagala wareegay deegaano Cusub oo ka tirsan G/Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxda Macwiisleeyda ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada deegaannada Bari ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo horay ay gacanta ugu haayeen. Deegaanada ay ciidankaasi Al-Shabaab kala wareegeen waxaa kamid ah Hees Oroton iyo Madhooy oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo muddoyinkan dambane  Al-Shabaab ay maamulayeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Macwiisleeyda ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka wada deegaannada Bari ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo horay ay gacanta ugu haayeen.

Deegaanada ay ciidankaasi Al-Shabaab kala wareegeen waxaa kamid ah Hees Oroton iyo Madhooy oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo muddoyinkan dambane  Al-Shabaab ay maamulayeen.

- Advertisement -

Taliyaha Kooxda la magac baxday Macwiisleyda Cabdiqaadir Axmed Maxamuud oo loo yaqaano (Bilig Bilig) ayaa sheegay in Al-shabaab kala wareegeen deegaano dhowr ah.

Taliyaha ayaa ugu baaqay ciidanka xoogga dalka iyo AMISOM in ay garab siiyaan dadka deegaanka ee iskood isku abaabulay oo gar waaqsaday in ay dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab dagaal la galaan.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan howlagllo kala  duwan ka sameeyay deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Bula Burte iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts