HomeWararAl-Shabaab oo baahiyay Magaca qofkii isku qarxiyay Xerada Ciidamada dowlada ee Bariire

Al-Shabaab oo baahiyay Magaca qofkii isku qarxiyay Xerada Ciidamada dowlada ee Bariire

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Baraha ay Wararka u faafiyaan Al-Shabaab ayaa waxa ay ku baahiyeen Magaca ninkii isku qarxiyay Xerada ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Bariire ee Gobolka Shbeellaha Hoose. Al-Shabaab ayaa Magaca ninkaas waxa ay ku sheegeen Ibraahim Cabdullaahi, kuna magac dheeraa (Macalimuu), kaas oo ay sheegeen in uu isagoo wata Gaari miineysan uu isku qarxiyay Xerada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Baraha ay Wararka u faafiyaan Al-Shabaab ayaa waxa ay ku baahiyeen Magaca ninkii isku qarxiyay Xerada ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Bariire ee Gobolka Shbeellaha Hoose.

Al-Shabaab ayaa Magaca ninkaas waxa ay ku sheegeen Ibraahim Cabdullaahi, kuna magac dheeraa (Macalimuu), kaas oo ay sheegeen in uu isagoo wata Gaari miineysan uu isku qarxiyay Xerada Ciidamada.

- Advertisement -

In kastoo weerarkaas Jimcihi dhacay Siyaabo kala duwan looga hadlay ayaa hadana Al-Shabaab  ay sheegteen in ay khasaaro farabadan ku gaarsiiyeen ciidamada dowladda halka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ay arrintaasi beeniyay.

Markale ayaa la sheegay in xalay Al-Shabaab ay deegaanka Bariire ku qaaden weerar Madaafiic ku bilaawday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts