HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee dab ka kacay Xarun ku taalla Muqdisho

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee dab ka kacay Xarun ku taalla Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa haatan socda dadaalo lagu deminayo dadbka ka kacay  Xarun lagu xanaaneeyo Carruurta  oo lagu Magacaabo Ileys oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho. Dabka ayaa Goobo Ganacsi oo  ku faafay,waxaana Goordhow gaaray oo haatan daminaya  Gaari dam demis ah iyo dadweyne kale si loogu guuleyso deminta dabkaas. Dadwenaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan socda dadaalo lagu deminayo dadbka ka kacay  Xarun lagu xanaaneeyo Carruurta  oo lagu Magacaabo Ileys oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoysyada soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho.

Dabka ayaa Goobo Ganacsi oo  ku faafay,waxaana Goordhow gaaray oo haatan daminaya  Gaari dam demis ah iyo dadweyne kale si loogu guuleyso deminta dabkaas.

- Advertisement -

Dadwenaha ayaa caawinaya Gaariga dam damiska,waxana Goobta dabka uu ka kacay ka muuqanaya burbruka hantiyadeed ee uu geystay dabka,welina lama shaacin khasaaro nafeed oo uu geystay dabka.

Wararka kusoo kordha kala socda Radiodalsan.com.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts