Akhriso:-Waqtiga Rasmiga ah Maalinta 1aad ee Bisha Ramadaan oo la shaaciyey

Shacabka Soomaaliyeed ayaa caawa dhan waxa ay sugayeen waqtiga rasmiga ah ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay soomaan,iyada oo marka xilligaan oo kale la gaaro uu khilaaf yimaado.

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maalinta berri ay tahay 30ka bisha Shacbaan, halka Maalinta Khamiista ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan.

Dhinaca kale Boqortooyada Sacuudiga iyo wadamo ka mid ah kuwa Islaamka ayaa iyana dhankooda waxa ay sheegeen in berri ay tahay maalinta u dambeysa bisha Shacbaan, sidoo kalena Khamiista ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan.

Sikastab Shucuubta Caalamka Islaamka ayaa Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxa ay u bilaaban doontaa Maalinta Khamiista ah ee soo so

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media