HomeWararAkhriso:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub

Akhriso:-Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Somaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Taliyeyaal Cusub u magacaabay Ururada Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad iyo Taliye xigeenka Guutada. Wareegto oo ka soo baxday Xafiiska Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa lagu soo magacaabey Taliyaasha iyo Taliye Xigeenada Ururada Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad iyo Taliye Xigeenka Guutada . Hoos ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Somaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Taliyeyaal Cusub u magacaabay Ururada Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad iyo Taliye xigeenka Guutada.

Wareegto oo ka soo baxday Xafiiska Taliye Odawaa Yuusuf Raage ayaa lagu soo magacaabey Taliyaasha iyo Taliye Xigeenada Ururada Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad iyo Taliye Xigeenka Guutada .

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Magacyada Taliyeyaasha la magacaabay.

1-Taliye xigeenka Guutada 15-aad ayaa loo magacaabey Gaashaanle c/samad muuse Yuusuf .

2-Gaashaanle Cismaan Cali Xaashi ayaa loo magacaabey Taliyaha Ururka 71-aad Guutada 15-aad QB-21-aad

- Advertisement -

3-Gaashaanle Axmed Dabeyl Cabdule ayaa loo dhiibay Ururka 72-aad Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad .

4-Dhamme Sayid Cabdi Axmed Abtidoon ayaa loo magacaabey Taliye xigeenka Ururka 71-aad Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad.

5-Dhamme Fatxi Sayid Muxudiin Axmed oo laga soo badaley Ururka 38-aad ee Taliska Guud loona soo badaley QB-21-aad ayaa soo magacaabey 73-aad Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad .

6-L/X/Le: Maxamed Nuur Cabdi Cawaale oo laga soo badaley Turkisom ayaa loo dhiibay Taliye Xigeenka Ururka 72-aad Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad.

7-L/X/Le: Cali Abdule Hiraabe ayaa isna loo magacaabey Taliye Ku xigeenka Ururka 73-aad Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts